Waa Kuma Musharaxa uu Shariif Xasan la rabo Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka ?

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dhawaan la filayaa in ay doortaan Gudoomiye, waxaana xilkan isku soo sharaxay Xildhibaano badan oo kasoo jeeda Beesha Digil iyo Mirifle oo kursigan qoondo ahaan u leh. Musharixiin dhoor ah ayaa ku dhawaaqay in ay u tartamayaan xilka Gudoomiyaha golaha Shacabka, waxaana Musharaxiintan ku jira qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumada … Continue reading Waa Kuma Musharaxa uu Shariif Xasan la rabo Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka ?